Daleel Daacad King DD10 Ⓜ (@daleeldaacad) — I Love Football ❤⚽
Professional Footballer
📍Somalia 🇸🇴
Qofka Aan Ogeyn Halkuu U Jiheysan Yahay Waxay Ku Dhamaadaan Talaabooyinkiisa Mee
Qofka Aan Ogeyn Halkuu U Jiheysan Yahay Waxay Ku Dhamaadaan Talaabooyinkiisa Meel Uusan Jeclayn in Uu Tago Oo Aanu Ku Raaxaysanayn Marka Uu Gaaro - - - #RaacRiyadada#AaminRiyadada#FollowYourDream#Dream#DreamChaser#DreamBoy#DaleelDaacad#Daleel#KingAlwaysisKing#KingDD10#Barcelona#RealMadrid#Chelsea#PSG#JUVE#TheKing👑DD#Mancity#Manutd#France#Brazil#Spain
03.08.2019 09:16:32
Advertisement
Yeysan Ka Badalin Hadafkaaga 
DhibaaTooyinka Maalin Laha Ah 
Haku Hogaamiso Riya
Yeysan Ka Badalin Hadafkaaga DhibaaTooyinka Maalin Laha Ah Haku Hogaamiso Riyadada - - #DegmadaDeyniile#DreamBoy#Barcelona#RealMadrid#Chelsea#Deyniilesuperstar#KingDD10#KingDD#DreamChaser
31.07.2019 15:40:44
Cabirka Shumaca Wuu Kala Duwnaan Karaa Laakiin Waxay ßixiyaan iftiin isku Mid Ah
Cabirka Shumaca Wuu Kala Duwnaan Karaa Laakiin Waxay ßixiyaan iftiin isku Mid Ah - Ma Aha Halka Aad JoogTo iyo Derajada Aad Leedahay -- Laakiin Waa Tayadaada iyo Dadnimadaada Waxa Kaa Dhiga inaad ifTiin U NoqoTo Ummada - #DD10#DreamBoy#DaleelDaacad#DaleelDaacad#KingAlwaysisKing#KingDD10#DreamChaser
26.07.2019 08:50:06
Dallada Majoojin KarTo RooßKa
Balse Waxay Ku Sahleesa inad Dhex SocoTo Wadada

S
Dallada Majoojin KarTo RooßKa Balse Waxay Ku Sahleesa inad Dhex SocoTo Wadada Sido Kale Kalsoonida Qasab Maahan iney Guul Ku Gaarsiiso ßalse Waxay Ku Siineysa Awood Aad Ku Wajahdo Caqabadaha Soo Wajahayo Noloshaada - - - #KingDD10#KingAlwaysisKing#DaleelDaacad#DD10#KingDD#TheKing👑DD#DreamChaser#Dream#Daleel #
19.06.2019 20:07:47
Qalßiga Leeyskama Dunsho
Kashaada Habarin Duliga
Adoo Dilanbaa Afkiyo 
Dibnaha Q
Qalßiga Leeyskama Dunsho Kashaada Habarin Duliga Adoo Dilanbaa Afkiyo Dibnaha Qosol Lagu Qasbaa - - - #KingAlwaysisKing#DreamBoy#DareeniskiisUhadlaaya#Dreamer#DreamChaser#KingDD10
16.06.2019 08:49:37
Advertisement
Last Day Of University Level 
Àlxm ilahay Aya Mahad Aan Laso Koobi Karin UsuganT
Last Day Of University Level Àlxm ilahay Aya Mahad Aan Laso Koobi Karin UsuganTahay iiso Gabagabeeyay Heerkeygi Koowad Ee Jamacada Alxm - Waxbarasho MadhamaaTo Ee Allow Cilmigi Aad No Suuro Galisay inaan Barano Nagu Anfac Kana Yeel Mid Ay Ka Faa'idesTan CaruurTena iyo Dhamaan Dadka KaleeTo 🌹 📚📔
15.06.2019 13:30:42
Ramadan Mubarak
Ilahay Nabad Hanagu Gaarsiiyo Ramadaankan Kiisa Kale Anago Nabd
Ramadan Mubarak Ilahay Nabad Hanagu Gaarsiiyo Ramadaankan Kiisa Kale Anago Nabd Qabno #WelcomeRamadan#RamadanKareem#LastRamadaninAfrica
05.05.2019 19:48:14
- U Noolow in Aad Dhiman DoonTid
- Una Shaqeyso in Aad Waliga Noolaneyso Oo Kale
- U Noolow in Aad Dhiman DoonTid - Una Shaqeyso in Aad Waliga Noolaneyso Oo Kale - - -Jumca Kareem جمعه مباركة - - #KingAlwaysIsKing#DD10#DaleelDaacad#DeyniileStyle#DeyniileModel
26.04.2019 09:16:07
- Hayaan Dheer Baan Jiraa
- TußTii Guushaan Hayaa
- Allaana Toosin Kara!!!!!!!!
231 156
- Hayaan Dheer Baan Jiraa - TußTii Guushaan Hayaa - Allaana Toosin Kara!!!!!!!! - - - #DD10#DaleelDaacad#kingDD10#DeyniileModel#DeyniileStyle#DeyniileBoy#GupTa#Somalia#Banaadir#MogadishuModel#Mogadishu
25.04.2019 07:02:34
Advertisement
MaanTa Ayay ii SuurTo Gashay 24/04/2019 in Aan Soo Gabagabeeyo Wajigi Hore Ee He
MaanTa Ayay ii SuurTo Gashay 24/04/2019 in Aan Soo Gabagabeeyo Wajigi Hore Ee Heerka Jaamacada Alxm Cala Kulli Xaal Dareenkeyga Maso Kobi Karo Sida Uu Yahay Balse ilahay Hanagu Anfaco Cilmigi Aan Baranay - #SIU#IT#computerscience
24.04.2019 19:10:48
Muhiimaddu Ma Aha Waxa Aad MaanTa Tahay -
Ee Waa Waxa Aad ßeri Noqon DoonTo -
-
Muhiimaddu Ma Aha Waxa Aad MaanTa Tahay - Ee Waa Waxa Aad ßeri Noqon DoonTo - - #kingDD10#DaleelDaacad#DD10#DeyniileStyle#DeyniileModel#DeyniileBoy#Diamond#Hormonize #
12.04.2019 09:11:05
Next
loading